Mucjisaad-ka Rasuulka ee badinta iyo kordhinta caanaha.

محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
من معجزات الرسول صلى الله عليه وسلم.....معجزاته مع اللبن.
mucjizaatka Rasuulka (SCW)....Badinta caanaha iyo kordhintooda..

قال أبو هريرة – رضي الله عنه - : والله إن كنت لأعتمد بكبدي على الأرض من الجوع ، وإن كنت لأشد الحجر على بطني من الجوع ، ولقد قعدت يوماً على طريقهم الذي يخرجون منه ، فمر أبو بكر فسألته عن آية من كتاب الله عز وجل ما سألته إلا ليستتبعني فلم يفعل ، فمر عمر – رضي الله عنه – فسألته عن آية من كتاب الله ما سألته إلا ليستتبعني فلم يفعل ، فمر أبو القاسم فعرف ما في وجهي وما في نفسي فقال : “ أبا هريرة “ قلت له : لبيك يا رسول الله  فقال : “ الحق “ واستأذنت فأذن لي فوجدت لبناً في قدح قال : “ من أين لكم هذا اللبن ؟ “ فقالوا : أهداه لنا فلان أو آل فلان ، قال: “ أبا هر " قلت : لبيك يا رسول الله قال : “ انطلق إلى أهل الصفة فادعهم لي “ قال : وأهل الصفة أضياف الإسلام لما يأووا إلى أهل ولا مال إذا جاءت إلى رسول الله هدية أصاب منها وبعث إليهم منها، وإذا جاءته الصدقة أرسل بها إليهم ولم يُصب منها قال: وأحزنني ذلك وكنت أرجو أن أُصيب من اللبن شربة أتقوى بها بقية يومي وليلتي وقلت: أنا الرسول فإذا جاء القوم كنت أنا الذي أعطيهم، وقلت: ما يبقى لي من هذا اللبن ولم يكن من طاعة الله وطاعة رسوله بُد .
فانطلقت فأخذت القدح فجعلت أعطيهم، فيأخذ  الرجل القدح فيشرب حتى يُروى ، ثم يرد القدح حتى أتيت على آخرهم ، ودفعت إلى رسول الله فأخذ القدح ، فوضعه في يده وبقي فيه فضلة ثم رفع رأسه ونظر إليّ وتبسم وقال : “ أبا هر “ فقلت : لبيك رسول الله قال : “ بقيت أنا وأنت “ فقلت : صدقت يا رسول الله قال :
“ فاقعد فاشرب “ قال : فقعدت فشربت ، ثم قال لي : “ اشرب “ فشربت ، فما زال يقول لي : “ اشرب “ فأشرب حتى قلت : لا والذي بعثك بالحق ما أجد له فيّ مسلكاً ، قـــال : “ ناولني القدح “ ، فرددت إليه القدح فشرب من الفضلة .
صحيح : اخرجه البخاري

Abuu hurayrah (RAC) wuxuu yiri: wallaahi bogga ayaan dhulka ku qaban jiray , marna caloosha ayaan dhagax ku xiran jiray  baahi awgeed,

maalin ayaan fadhiistay albaabka masjidka looga soo baxo,waxaa isoo maray abuubakar alsadiiq (RAC) waxaan suaalay fasiraada aayad qur,aan ah
-waxaan doonayey inuu horay ii kaxaysto ee aqoon la,aan  igama ahayn- lkn ma uusan yeelin.

waxaa isoo maray cumar (RAC) sidii ayaan yeelay isna wuu i fahmi waayay.

Waxaa isoo maray Nabiga (SCW) wuxuu gartay waxa wajigayga ka muuqdo iyo waxa laabtayda ka guuxayyo.markaasuu i yiri:

"Abuu hir . Haa rasuulki allow . Isoo raac".

Gurigi ayaan gaarnay waan galnay . Waxaan arkay ameel caana uu buuxa.

Nabiga (S.C.W) waxuu yiri:

"xageed caanahan ka hesheen?" Waxay reerku yiraahdeen : Hebel hebel/reer hebel ayaa hadiyad ahaan noogu keenay.nabiga (S.C.W) wuxuu igu yiri:

"Abuu hir orodoo u yeer Asxaabu sufah (xerta masjidka) -waa dad faqiirra ah masjidka qaybtiisa danbe u hoyda hadii nabiga sadaqo loo keeno ayaguu u diri jiray maxaa yeelay Nabiga sadaqada isaga iyo reerkiisi waa ka xaaraan, hadii hadiyad loo keeno waxbuu ka qaadan jiray inta kale ayaguu u diri jiray.

Arinkaas waan ka xumaaday,waxan rabay hal kabasho aan tamar ka dhigto maalintaa iyo habeenkeeda.
Waxaan is iri "Anigaa la ii diray markaan keeno hadana anigaa teeli doono toloow maxaa iiga soo hari doona??"

lkn adeecida alle iyo rasuulka ayaan la hurayn.

Waan baxay waan keenay kadib caanihii ayaan ku teelay qof walba weelka inuu afka saarto ayuu cabayay illaa uu ka dhargo markay dhamaantood dhargeen .rasuulka (S.C.W) ayaan u dhiibay asagoo hamba yar ay ku dambayso.

Weelkii ayuu qabtay markaasuu i fiiriyay wuuna dhoolla cadeeyay -qoslay-wuxuu yir:
"Abuu hir . Haa rasuulkii Allow niga iyo Adigaa hary,
waa runtaa Rasuulki Allow ayaan iri.
Wuxuu yiri fadhiisoo cab .

Waan fadhiistay oo waan cabay, wuxuu igu yiri: cab. waan cabay , wuxuu cab igu lahaa ilaa aan iri: wallaahi meel ay maraan uma hayo -macnaha caloosha daaye xitaa dhuuntaa i buuxda-.

markaasuu i yiri: ii dhiib weelka waan u dhiibay hambadii ayuu cabay...
Fg: Asxaabu suffah - xerta masjidka nabiga(S.C.W) tiradoodu waa 70 iyo in ka badan
Saxiixa bukhaari

walaalkiin C/wahaab Catiiqi Maxamad

تعليقات

المشاركات الشائعة