Taariikhda sheekh cabdul qaadir Al jaylaani
نبذة مختصرة لشيخ الإسلام القطب عبدالقادر الجيلاني قدس الله سره ونور ضريحه..
Taariikhda sheekh Cabdi qaadir Aljaylaani oo kooban...
Shiikh Cabdi qadir Jilani waxa uu dhashay sanadii 470 taariikhda hijriga.
waxa uu ahaa Imaam zaahid ah caalim ah wuxuu ku fatwoon jiray labadaan mad, hab ee xanbaliga iyo shaaficiga .. waxaa lagu tiriyaa in dariiqada Qaadiriyady ay isga ku abtirsato...
Nasabka Shiikha.
Abu Maxamed Cabdul qadir Aljaylani bin abii saalix Musa bin YaxyaAl-jili bin cabdala zahid Ibn Maxamed Almadani Ibn dauud al amiir Ibn musa sani Ibn cabdala almakarim.
Dhalashaddiisii Iyo yaraantiisii..
Waxa ka jira khilaaf wayn goobta uu ku dhashay, laakiin Cadaymo badan ayaa tilmaamaya in shiikhu uu ku dhasahay magaalada Jaylaan ee wadan Iiraan waxa uu shiikhu dhashay sanadii 1077m..
Caruurtiisi...
Shiikh cabdi qaadir waxa uu dhalay caruur aad ubadan,waxaana ka caanbaxay Toban ka mid ah...
Kitaabadiisii..
Waxaa ka mid ah
الغنية لطالبي طريق الحق
الفتح الرباني والفيض الرحماني

تعليقات
إرسال تعليق