Tiir u ooyay nabiga SCW

Mucjisaadka Rasuulka Tiir u ooyay nabiga SCW

جذع يحن إليك سيدي يا رسول الله صلى الله عليك وسلم

عن أنس بن مالك رضي الله عنه: (أن النبي صلى الله عليه و سلم كان يقوم يوم الجمعة فيسند ظهره إلى جذع منصوب في المسجد فيخطب الناس، فجاءه رومي فقال: ألا أصنع لك شيئا تقعد عليه وكأنك قائم؟ فصنع له منبرا له درجتان ويقعد على الثالثة، فلما قعد نبي الله صلى الله عليه وسلم على ذلك المنبر خار الجذع كخوار الثور حتى ارتج المسجد، حزنا على رسول الله صلى الله عليه و سلم، فنزل إليه رسول الله صلى الله عليه و سلم من المنبر فالتزمه (ضمه إليه) وهو يخور، فلما التزمه رسول الله صلى الله عليه وسلم سكن، ثم قال:أما والذي نفس محمد بيده لو لم ألتزمه لما زال هكذا إلى يوم القيامة، حزنا على رسول الله صلى الله عليه و سلم، فأمر به رسول الله صلى الله عليه و سلم فدُفِن) رواه الترمذي

 Anas bin maalik RAC ayaa yidhi: nabiga SCW ayaa ku tiirsan jiray tiir - geed madaxa kore laga gooyay - maalinta jimcaha, markuu khadhbada jimcaha aqrinaayo. Waxaa nabiga SCW u yimmid nin reer ruum ah markaasuu yidhi: Rasuulka Allow makuu sameeya shay fadhigiisu istaagaaga la eg? Waxa uu sameeyay Manbar laba lakab ah iyo mid sadaxaad oo lagu fadhiisto. Mrkuu nabiga SCW ku fadhiistay Manbarkii waxaa ooyay tiirkii sida dibi qaylidii oo kale ilaa uu masaajidka gariiray murug awgeed, Waxaa u dagay nabiga SCW markaasuu laabta ku qabtay oo uu isku duubay, markaasuu aamusay. Nabiga SCW ayaa yidhi: Allaah i u abuuray ayaan ku dhaartay hadaan isku duubin lahayn ilaa qiyaamaha sidan ayuu ahaan lahaa, markaasuu nabiga faray i la duugo.
Waxaa wariyay TARMIDI


wllkin: Abdul wahab Atiqi Al Somali
Tiir u ooyay nabiga SCW

تعليقات

المشاركات الشائعة