Laylatul qadri fadligeeda
Fadliga laylatul qadri
Dhamaanteen waxaan ognahay in ليلة القدر (laylatul-qadri) ay ajar ahaan u dhiganto 1000 bilood oo cibaada ah wax ka kheyr badan,
lkn ma taqaanaa macnaha qotoda dheer ay xambaarsantahay tiradaasu:
(B) 1ka il-biriqsi (second) waxay u dhigantaa 17saac.
(Tusaale hadii 1mar سبحان الله aad tiraahdo waxay la mid tahay 17saac adoo سبحان الله dhahaayay, hadaad 33 jeer aad tasbiix-sato waxaad tahay 24maalin qof tasbiixsanaayay!)
(T) 1daqiiqo waxay u dhigantaa 44maalin.
(Tusaale hadaad 1daqiiqo aad ku ajiibto aadaanka waxaad la mid tahay ruux 44maalin ajiibaayay aadaanka si aan kala go lahayn! Ama hadaad Ku salida Rasuulka SCW muddo 15daqiiqa ah waxaad la mid tahay qof 1sano iyo 9bilood iyo 8maalin ku salliyay nabiga SCW!)
(J) 1saac waxay u dhigantaa 7sano iyo 2bilood iyo 24maalin .
(Tusaale hadaad 1 juz oo qur,aan ah aad ku aqrido 1saac waxaad tay qof 7sano iyo 2bilood iyo 24maalin qur,aanka Kariimka aqriyay!)
Laylatul-qadri waa (1000) oo u dhiganta (83sano iyo 3 bilood iyo 33maalin iyo 33saac iyo 33 daqiiqo iyo 33ilbiriqsi)
Allaah-na (SW) wuxuu sheegey inay ka khayr badantahay intaa
Ilaahay hana waafiqiyo
Abdulwahab Atiqi Mohammed
تعليقات
إرسال تعليق