التخطي إلى المحتوى الرئيسي

المشاركات

مميزة

Xaasid-nimadu iyo diintu waxa ay ka qabto

  Xaasid-nimadu waa cudurka ummadaha halaaga......   الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على سيدنا رسول الله محمد بن عبدالله وعلى آله وصحبه أجمعين.  Xaasid-nimadu: waa dareen qalbi kaasoo uu qofku jeclaan lahaa in ay baaba'do awoodda hebel ama horumarka uu noolasha ka gaaray oo isaga ay kusoo wareegto - qofka xaasidka ah- ama ay ka baaba,da un xitaa isaga yaaney kusoo laabane.    قال تعالى ( وَمِنْ شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ ) Allaah SWT ayaa yiri: {-Allaah ka magan gal- xaasidka markuu wax xasdayo}  Qataadah ayaa ku fasiray: waa sharta kasoo baxaysa indhihiisa iyo naftiisa markuu ku guda jiro hawsha wax cayuumida.  وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم (العَينُ حَقٌّ، وَلَو كانَ شَيءٌ سابق القَدرِ، سَبَقَتْهُ العين)رواه مسلم  Nabiga scw ayaa yiri : ( Ishu waa xaq - waa wax jira - haduu jiri lahaa wax ka dheereyn kara Qadarta Eebe Isha ayaa ka dheereyn lahayd) laakiin ma jiro wax ka baxsan kara Qadarta iyo xukunka eebe.   وقال عليه الصلاة...

آخر المشاركات

Fadliga cilmiga iyo waxbarashada

Tilmaamaha lagu garto gaabiska iimaanka

يرزا غلام أحمد القادياني وضعفه في اللغة العربية

Qiimaha macalinka

Sheekada Safiirkii la cunay

Nin dalxiise ah " sheeko qiima badan "

Aabihii Shaqaalaha nadaafad ahaa " sheeko qiima badan"

Dhibaatada sinada

Sheeko xiise bada ( wuxuu Allaah qadaro waa kheyr)

Laylatul qadri fadligeeda

Sheeko arday saacad xaday

Cadaalada cumar bin cabdul casiis

كذب الميرزا القادياني

Tirada ku dhimatay dagaaladii Nabiga Scw